Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 47:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad dhaxashaan, oo intii midkiin helo waa in kan kalena uu intaas oo kale helaa, waayo, gacantaydaan kor ugu qaaday oo ku dhaartay inaan awowayaashiin siinayo, oo dalkaasu dhaxal buu idiin ahaan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 47

arki Yexesqeel 47:14 macnaha guud