Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 40:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, daarta dibaddeeda oo dhan waxaa ku wareegsanaa derbi, oo ninka gacantiisana waxaa ku jiray cawsduur wax lagu qiyaaso oo dhererkiisu yahay lix dhudhun, oo dhudhun kastaaba yahay dhudhun iyo taako. Markaasuu daarta ballaadhkeedii qiyaasay oo cawsduur buu ahaa, oo sarajooggeediina wuu qiyaasay oo cawsduur buu ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 40

arki Yexesqeel 40:5 macnaha guud