Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 40:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ninkii wuxuu igu yidhi, Wiilka Aadamow, waxyaalaha aan ku tusi doono oo dhan indhaha ku fiiri, oo dhegaha ku maqal, oo qalbiga geli, waayo, waxaa halkan laguu keenay inaan waxyaalahan ku tuso. Oo wax alla wixii aad aragtid oo dhanba reer binu Israa'iil u sheeg.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 40

arki Yexesqeel 40:4 macnaha guud