Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 40:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu balbaladii daarta i geeyey, oo wuxuu qiyaasay balbalada tiirarkeedii, oo dhinacan wuxuu ahaa shan dhudhun, dhinacaasna wuxuu ahaa shan dhudhun; oo iridda ballaadhkeeduna wuxuu ahaa saddex dhudhun oo dhinacan ah iyo saddex dhudhun oo dhinacaas ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 40

arki Yexesqeel 40:48 macnaha guud