Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 39:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa magaalooyinka reer binu Israa'iil degganu way soo bixi doonaan, oo waxay dab ku shidan doonaan oo ay gubi doonaan hubka dagaalka, kuwaasoo ah gaashaammada yaryar iyo gaashaammada waaweynba, iyo qaansooyinka iyo fallaadhaha, iyo budhadhka iyo warmaha, oo intii toddoba sannadood ah ayay dab ku shidan doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 39

arki Yexesqeel 39:9 macnaha guud