Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 39:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed iyagu duurka qoryo kama ay soo guran doonaan, oo kayntana waxba kama ay soo goosan doonaan, waayo, waxay dab ku shidan doonaan hubka dagaalka, oo waxay boobi doonaan kuwii iyaga boobay, wayna dhici doonaan kuwii iyaga dhacay, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 39

arki Yexesqeel 39:10 macnaha guud