Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 38:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Adigu ma waxaad tahay kii aan waa hore addoommadaydii nebiyada reer binu Israa'iil ahaa kaga hadlay, kuwaas oo waayahaas sannado badan wax ku sii sheegayay inaan iyaga kugu soo kicin doono?

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 38

arki Yexesqeel 38:17 macnaha guud