Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 38:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad ku soo kici doontaa dadkayga reer binu Israa'iil inaad sida daruur oo kale dhulka u qarisid, oo ugu dambaysta waxay noqon doontaa inaan dalkayga kugu soo kiciyo, Juujow, si ay quruumuhu ii aqoonsadaan markii dhexdaada quduus layga dhigo iyagoo indhaha ku haya.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 38

arki Yexesqeel 38:16 macnaha guud