Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 37:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mar dambena iskuma ay nijaasayn doonaan sanamyadooda, ama waxyaalahooda karaahiyada ah, ama xadgudubyadooda midkoodna, laakiinse waxaan ka badbaadin doonaa meelaha ay ku hoydaan oo ay ku dhex dembaabeen oo dhan, oo waan nadiifin doonaa, oo sidaasay dadkayga u ahaan doonaan, oo aniguna Ilaahooda baan ahaan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 37

arki Yexesqeel 37:23 macnaha guud