Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 37:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaga quruun qudha ayaan uga dhigi doonaa dalka buuraha reer binu Israa'iil, oo boqor qudha ayaa kulligood boqor u wada ahaan doona, oo mar dambe laba quruumood ma ay kala ahaan doonaan, oo kol dambe innaba laba boqortooyo uma ay kala qaybsanaan doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 37

arki Yexesqeel 37:22 macnaha guud