Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 32:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sariir baa kuwa la laayay dhexdooda loo diyaariyey isaga iyo dadkiisa badanba. Qabuurihiisii isagay ku wareegsan yihiin, oo kulligood iyagoo buuryaqabyo ah ayay seef ku le'deen, waayo, cabsi bay dalka kuwa nool gelin jireen, oo ceebtooday kuwa yamayska ku dhaadhaca la qaateen: oo isaga waxaa la dhigay kuwa la laayay dhexdooda.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 32

arki Yexesqeel 32:25 macnaha guud