Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 32:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaana jooga reer Ceelaam iyo dadkiisa badan oo qabrigiisa ku wada wareegsan oo dhan. Kuwii dalka kuwa nool cabsigelin jiray oo dhan waa la laayay oo seef bay ku le'deen. Iyagoo buuryaqabyo ah ayay dhulka meelaha ugu hooseeya hoos ugu dhaadheceen, oo ceebtooday kuwa yamayska ku dhaadhaca la qaateen.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 32

arki Yexesqeel 32:24 macnaha guud