Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 29:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse qabatooyin baan camanka kaa soo sudhi doonaa, oo kalluunka webiyaashaadana waxaan ka dhigi doonaa inuu qolfahaaga ku dhego, oo webiyaashaadaan kaa soo bixin doonaa adiga iyo kalluunka webiyaashaada ee qolfahaaga ku wada dhegi doona oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 29

arki Yexesqeel 29:4 macnaha guud