Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 29:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

La hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Fircoonow, boqorka Masarow, anigu col baan kugu ahaye bal ogow, waxaad tahay yaxaas weyn oo webiyaashiisa iska dhex jiifa, oo yidhi, Webigayga anigaa iska leh, oo anigaa samaystay.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 29

arki Yexesqeel 29:3 macnaha guud