Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 29:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan dalka Masar siin doonaa Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, oo isaguna wuxuu qaadan doonaa barwaaqadeeda, oo maalkeedana wuu boobi doonaa, oo xoolaheedana booli ahaan buu u kaxaysan doonaa, oo mushahaaro bay ciidankiisa u noqon doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 29

arki Yexesqeel 29:19 macnaha guud