Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 29:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon ciidankiisuu hawl weyn oo Turos ka gees ah ka shaqaysiiyey. Madax kasta wuu bidaaroobay, oo garab kastana wuu diirmay, laakiinse isaga iyo ciidankiisii toona Turos mushahaaro uu hawshii iyada ka gees ahayd ka shaqeeyey kama ay helin.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 29

arki Yexesqeel 29:18 macnaha guud