Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 23:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyadu innaba kama ay tegin dhillanimadeedii tan iyo markay Masar joogtay, waayo, iyadoo yar ayay la seexdeen, oo ibihii naasaha ee bikradnimadeeda way nabareeyeen, oo dhillanimadoodii ayay iyada ku kor shubeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 23

arki Yexesqeel 23:8 macnaha guud