Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:40 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Reer binu Israa'iil oo dhan kulligoodba dalka dhexdiisa ayay iigu adeegi doonaan buurtayda quduuska ah taasoo ah buurta dheer ee dalka reer binu Israa'iil, oo halkaasaan iyaga ku aqbali doonaa. Oo halkaasaan qurbaannadiinna iyo inta ugu horraysa ee hadiyadihiinna, iyo waxyaalihiinna quduuska ah oo dhanba idinku weyddiisan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:40 macnaha guud