Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 20:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer binu Israa'iilow, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Haddeydnan i dhegaysanayn, taga, oo haddan iyo hadda dabadeedba midkiin kastaaba sanamyadiisa ha u adeego, laakiinse waa inaydaan magacayga quduuska ah mar dambe nijaas kaga dhigin hadiyadihiinna iyo sanamyadiinna.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 20

arki Yexesqeel 20:39 macnaha guud