Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 17:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad ku tidhaahdaa, Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Miyaa geedkaasu liibaani doonaa? Miyuusan xididdadiisa rujin doonin, oo uusan midhihiisa u googooyn doonin si uu u engego, oo caleemihiisa cagaarka ah oo dhammu ay u engegaan, in kastoo aan xoog weyn amase dad tiro badanu xididdadiisa rujin?

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 17

arki Yexesqeel 17:9 macnaha guud