Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 17:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

In kastoo la beeray miyuu liibaani doonaa? Oo miyuusan kulligiis engegi doonin markii dabaysha bari ay taabato? Meeshii lagu beeray wuu ka engegi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 17

arki Yexesqeel 17:10 macnaha guud