Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yexesqeel 11:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba ruuxii baa kor ii qaaday oo wuxuu i geeyey iriddii bari ee guriga Rabbiga oo xagga bari u sii jeedday, oo iridda albaabkeedii waxaan ku arkay shan iyo labaatan nin, oo waxaan dhexdooda ku arkay Ya'asanyaah ina Casuur iyo Felatyaah ina Benaayaah, oo labaduba waxay ahaayeen dadka amiirradoodii.

akhri dhamaystiran cutubka Yexesqeel 11

arki Yexesqeel 11:1 macnaha guud