Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed waxaa iyaga dili doona libaax kaynta ka soo baxay, oo waxaa baabbi'in doonta yeyda fiideed. Oo magaalooyinkoodana waxaa gaagaatami doona shabeel, oo ku alla kii halkaas ka soo baxaba waa la kala dildillaacsan doonaa, maxaa yeelay, xadgudubyadoodu waa tiro badan yihiin, oo dibunoqoshadoodiina waa sii korodhay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 5

arki Yeremyaah 5:6 macnaha guud