Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 5:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan u tegi doonaa ragga waaweyn, oo waan la hadli doonaa, waayo, iyagu Rabbiga jidkiisa iyo qaynuunka Ilaahooda way yaqaaniin. Laakiinse kuwanu dhammaantood harqoodkii way jebiyeen, oo xadhkihiina way kala gooyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 5

arki Yeremyaah 5:5 macnaha guud