Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 31:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasay bikraddu cayaarta ku dhex rayrayn doonta, oo barbaarrada iyo odayaashuba ay wada farxi doonaan, waayo, baroorashadoodii farxad baan ugu beddeli doonaa, waanan u qalbi qaboojin doonaa, oo waxaan ka dhigi doonaa inay murugtoodii ka reyreeyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 31

arki Yeremyaah 31:13 macnaha guud