Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 31:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intay yimaadaan ayay meesha sare ee Siyoon ka dul heesi doonaan, oo waxay u soo wada qulquli doonaan Rabbiga wanaaggiisa oo ah hadhuudh, iyo khamri, iyo saliid, iyo ubadka idaha iyo lo'daba, oo naftooduna waxay noqon doontaa sida beer la waraabiyey oo kale, oo mar dambena innaba weligood ma ay murugoon doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 31

arki Yeremyaah 31:12 macnaha guud