Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 30:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eeg, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaa iman doona wakhtigii aan maxaabiisnimadii ka soo celin doono dadkayga dalka Israa'iil iyo dalka Yahuudahba, oo waxaan iyaga ku soo celin doonaa dalkii aan awowayaashood siiyey, oo iyana way hantiyi doonaan, ayaa Rabbigu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 30

arki Yeremyaah 30:3 macnaha guud