Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 3:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal indhaha kor u qaad oo waxaad fiirisaa meelaha dhaadheer, oo bal eeg. Miyey jirtaa meel aan lagula seexan? Adoo iyaga sugaya ayaad jidadka ag fadhiisatay sidii Carab cidlada jooga, oo waxaad dalkii ku nijaasaysay dhillanimadaada iyo sharkaagaba.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 3

arki Yeremyaah 3:2 macnaha guud