Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa la yidhaahdaa, Haddii nin naagtiisa iska furo, oo ay ka tagto isaga, oo ay nin kale naagtiis noqoto, kii qabi jiray miyuu iyada u soo noqdaa? Miyaan dalkaasu aad u nijaasoobayn? Laakiinse adigu waxaad ka dhillaysatay saaxiibbo badan, oo haddana miyaad ii soo noqon doontaa? ayaa Rabbigu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 3

arki Yeremyaah 3:1 macnaha guud