Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wakhtigaas waxaa Yeruusaalem lagu magacaabi doonaa carshigii Rabbiga, oo quruumaha oo dhammuna iyaday ugu soo wada ururi doonaan magaca Rabbiga oo Yeruusaalem yaal, oo iyana mar dambe ma ay daba geli doonaan caasinimada qalbigooda sharka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 3

arki Yeremyaah 3:17 macnaha guud