Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Wakhtigaas markaad tarantaan oo aad dalka dhexdiisa ku badataan, waxay noqon doontaa inaan mar dambe la odhan, Sanduuqii axdiga Rabbiga, oo lagamana fikiri doono, lamana soo xusuusan doono, lamana soo booqan doono, oo mar dambena lama samayn doono.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 3

arki Yeremyaah 3:16 macnaha guud