Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 16:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, xooggaygii, iyo qalcaddaydii, iyo magangalkaygii aan maalinta dhibaatada magangalow, quruumuhu way kaaga iman doonaan dhulka darafyadiisa ugu shisheeya, oo waxay odhan doonaan, Sida xaqiiqada ah awowayaashayo waxba ma dhaxlin been, iyo wax aan waxtar lahayn, iyo waxyaalo aan innaba faa'iido lahayn mooyaane.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 16

arki Yeremyaah 16:19 macnaha guud