Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 11:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse anigu waxaan la mid ahaa neef baraar ah oo loo soo kexeeyo in la gowraco, oo mana aan ogayn inay shirqool ii hindiseen, oo ay yidhaahdeen, Geedka iyo midhihiisaba aynu wada baabbi'inno, oo aynu isaga ka gooyno dalka kuwa nool, si aan magiciisa mar dambe loo soo xusuusan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 11

arki Yeremyaah 11:19 macnaha guud