Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 7:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca wuxuu yidhi, War maxaad noo dhibtay? Rabbiguna maantuu ku dhibi doonaaye. Markaasaa reer binu Israa'iil oo dhammu waxay isaga la dheceen dhagaxyo; oo haddana waxay iyaga ku gubeen dab, oo dhagaxyona way la dheceen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 7

arki Yashuuca 7:25 macnaha guud