Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 7:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca iyo reer binu Israa'iil oo dhan oo isaga la jira waxay qaadeen Caakaan ina Serax, iyo lacagtii, iyo dharkii, iyo wasladdii dahabka ahayd, iyo Caakaan wiilashiisii, iyo gabdhihiisii, iyo dibidiisii, iyo dameerradiisii, iyo idihiisii, iyo teendhadiisii, iyo wixii uu haystay oo dhan; oo waxay keeneen dooxadii Caakoor.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 7

arki Yashuuca 7:24 macnaha guud