Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 6:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse wuxuu Yashuuca badbaadiyey dhilladii Raxab, iyo reerkii aabbeheed, iyo wixii ay haysatay oo dhan, oo ilaa maantadan la joogo waxay dhex deggan tahay reer binu Israa'iil, waayo, waxay qarisay basaasyadii Yashuuca u diray inay Yerixoo soo basaasaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:25 macnaha guud