Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 6:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yashuuca dhaariyey, oo wuxuu iyagii ku amray, oo ku yidhi, Kii kaca oo dhisa magaalada Yerixoo Rabbiga hortiisa inkaaru ha ku dhacdo. Markuu aasaaskeeda dhigo curadkiisuu waayi doonaa, markuu irdaheeda dhisona wiilkiisa ugu yar.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:26 macnaha guud