Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 6:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay wax alla wixii magaalada ku jiray wada baabbi'iyeen, raggii iyo dumarkii, iyo dhallinyaradii iyo kuwii da'da weynaaba, iyo dibidii iyo idihii, iyo dameerradiiba, kulli waxay ku laayeen seef.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:21 macnaha guud