Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 6:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dadkii way qayliyeen, oo wadaaddadiina buunankii bay afuufeen, oo markii dadkii maqleen dhawaaqii buunka ayaa dadkii ku qayliyey qaylo dheer, oo markaasaa derbigii meeshiisii ku dhacay, oo sidaasay dadkiina ku galeen magaaladii, oo nin waluba hortiisuu qummaati ugu socday, oo magaaladii bay qaateen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:20 macnaha guud