Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 20:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay sooceen Qedesh oo ku tiil Galili oo ah dalka buuraha leh oo reer Naftaali, iyo Shekem oo iyana ku tiil dalka buuraha leh oo reer Efrayim, iyo Qiryad Arbac (oo ah Xebroon) ee ku tiil dalka buuraha leh oo reer Yahuudah.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 20

arki Yashuuca 20:7 macnaha guud