Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 20:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo magaaladaas waa inuu degganaadaa ilaa uu xukun isu hor taago shirka, iyo ilaa uu ka dhinto wadaadka sare oo jiri doona waayahaas, oo markaas ka dib gacankudhiigluhu waa inuu noqdaa, oo waa inuu magaaladiisii yimaadaa, iyo gurigiisii, ilaa magaaladii uu markii hore ka cararay.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 20

arki Yashuuca 20:6 macnaha guud