Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 18:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa raggii kaceen oo tageen; oo kuwii tegey inay dalka soo tilmaamaan Yashuuca ayaa ku amray, oo ku yidhi, Taga oo dalka dhex mara, oo soo tilmaama, oo haddana aniga ii kaalaya, oo markaasaan halkan Shiiloh ah idiinku saami ridi doonaa Rabbiga hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 18

arki Yashuuca 18:8 macnaha guud