Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 18:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, reer Laawi dhexdiinna qayb dhaxal ah kuma laha; waayo wadaadnimada Rabbiga ayaa dhaxal u ah. Oo reer Gaad iyo reer Ruubeen iyo qabiilkii reer Manaseh badhkood waxay dhaxal u qaateen meel Webi Urdun ka shishaysa oo xagga bari ka xigta, oo Muuse oo addoonkii Rabbiga ahaa uu iyaga siiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 18

arki Yashuuca 18:7 macnaha guud