Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yashuuca 11:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasuu Yashuuca u wada qabsaday dalkii oo dhan, oo wuxuu wada yeelay sidii Rabbigu kula hadlay Muuse; oo Yashuuca wuxuu dalkii dhaxal u siiyey reer binu Israa'iil, oo wuxuu ugu qaybiyey sidii qabiilooyinkoodu ahaayeen. Oo dalkiina dagaal wuu ka nastay.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 11

arki Yashuuca 11:23 macnaha guud