Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed dadkii waxay gacmahoodii ku qaateen sahay iyo buunankoodii, oo kulli dadkii reer binu Israa'iil wuu iska diray, oo nin waluba wuxuu tegey teendhadiisii, laakiin wuxuu la hadhay saddexdii boqol oo nin. Oo xeradii reer Midyaanna waxay ku tiil dooxadii isaga ka hoosaysay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:8 macnaha guud