Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 7:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Gidcoon maqlay sheegistii riyada iyo micnaynteediiba ayuu Rabbiga caabuday, oo kolkaasuu xeradii reer binu Israa'iil ku noqday, oo wuxuu ku yidhi, Kaca, waayo, Rabbigu gacantuu idiin soo geliyey ciidanka reer Midyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:15 macnaha guud