Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa saaxiibkiis u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, Taasu wax kale ma aha, seeftii Gidcoon ina Yoo'aash mooyaane, kaasoo ah nin reer Israa'iil ah. Ilaah baa kaas gacantiisa geliyey reer Midyaan iyo ciidanka oo dhanba.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:14 macnaha guud