Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dadkii magaaladu markay aroor hore soo tooseen ayay arkeen in meeshii allabariga Bacal loogu bixin jiray ay dunsan tahay iyo in geedihii Asheeraah oo agteeda ku yiil ay salka ka go'an yihiin, iyo in dibigii labaad lagu dul bixiyey meeshii allabariga oo loo dhisay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:28 macnaha guud