Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 6:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Gidcoon wuxuu soo kaxaystay toban nin oo addoommadiisii ahaa, oo wuxuu sameeyey wixii Rabbigu u sheegay, oo shuqulkii habeennimuu sameeyey, maxaa yeelay, wuxuu ka cabsanayay reerkii aabbihiis iyo dadkii magaalada, oo taas darteed maalinnimo ma uu samayn karin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:27 macnaha guud