Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Xaakinnada 4:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo bal eeg, Baaraaq intuu raacdaynayay Siiseraa, ayay Yaaceel u soo baxday inay isagii ka hor timaado, oo waxay ku tidhi, Bal kaalay oo waan ku tusi ninkaad doonaysid. Markaasuu u yimid, oo wuxuu arkay Siiseraa oo jiifa oo meyd ah, oo dhafoorkiisa dhidib ka taagan yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 4

arki Xaakinnada 4:22 macnaha guud